Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa dhaliilay qaabka uu madaxweynaha Somalia ufa falceliyey dabkii xooganaa ee baabi’iyey Suuqa weyn ee magaalada hargeysa. Mahad Salaad ayaa xusay in inaan loo baahneyn tacsi iyo telefan la diro, balse la doonayo in in loo gurmado dadka walaalaha ah ee dhibaatadu soo gaartay “Dhibaatada gaartay … Continue reading Mahad Salaad: “Telefan & tacsi kuma filna dhibaatada gaartay walaalaheen Somaliland”